Isbadal weyn oo sanadkan ku yimid Dhaqaalaha dalka Turkiga

Dhaqaalaha Turkiga ayaa kordhay 0.9% rubacii saddexaad ee sanadkan, marka loo bar-bar dhigo sanad ka hor, taasi oo soo geba-gebeysay saddex rubac oo hoos u dhac xiriir ah. Dhaqaal-yahanada ayaa sadaalinayey inu dhaqaalaha uu rubaca saddexaad ee sanadkan kordhi doono 1%, waxaana la filayaa inuu guud ahaan sanadka uu kordho 0.5%. Dhaqaalaha Turkiga ayaa caadiyan … Continue reading Isbadal weyn oo sanadkan ku yimid Dhaqaalaha dalka Turkiga